Muxuu Axmed Madoobe kala hadlay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle? (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyada aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaciil Cumar Geelle ayaa Xarunta Madaxtooyada ee dalkiisa ku qaabilay Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdigiisa booqashada ku jooga Jabuuti. Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Dowlada iyo shacabka Jabuuti uga mahad celiyay taageerada walaalnimo ee ay la garab … Continue reading Muxuu Axmed Madoobe kala hadlay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle? (Sawirro)